Horumarinta barnaamijyo gaar ah
Ku midee dadkaaga, xogtaada iyo shaqada maalinlaha ah barnaamij ku dhisan baahida hay'addaada.
Tusaale ahaanMIS hay'adeed, agabka HR, looxyada xogta, bogag adeeg, barnaamijyo web iyo moobil, alaabaha SaaS.
Waxa aan fulinno
- Falanqaynta baahiyaha
- Khariidaynta habraacyada shaqada
- Naqshadaynta qaab-dhismeedka nidaamka
- Responsive web applications
- Mobile applications
- Dashboard-yo iyo warbixinno
- Deployment, tababar, iyo taageero